Maal TV
Maal TV
  • 4 285
  • 44 007 777

Відео

Xogihii udanbeeyey JSL oo so Bandhigtay Dhagaro Culus oo la so Maleegay
Переглядів 3,3 тис.3 години тому
Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada www.youtube.com/@maalchanneltv Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share
gud Faysal Cali waraabe oo Cadowgii JSL Weer Madow uso Xidhay siro Culusna kashifay
Переглядів 4,6 тис.2 години тому
Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada www.youtube.com/@maalchanneltv Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share
Xogihii udanbeeyey Arimo kaso kordhay Heestii Garoowe ku Xintama iyo Xogo kale
Переглядів 8 тис.4 години тому
Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada www.youtube.com/@maalchanneltv Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share
Dhoolatusta Hubka Culus ee Milateriga Jabuuti 2024
Переглядів 25 тис.7 годин тому
Dhoolatusta Hubka Culus ee Milateriga Jabuuti 2024
Xogihii udanbeeyey Fanaan Nimcaan Hilaac oo Abihii Dafiray nacaybka uu jsl uqabo dartii
Переглядів 14 тис.14 годин тому
Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada www.youtube.com/@maalchanneltv Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share
Xogihii udanbeeyey 25kii 8 Jabkii Ciidanka qaranka oo Xisbiyadu olole ka Dhigteen
Переглядів 13 тис.21 годину тому
Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada www.youtube.com/@maalchanneltv Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share
XOGIHII UDANBEEYEY DHACDADII SHALEY ARIMO KASO KORDHAY, IYO CADOWGII JSL OO
Переглядів 27 тис.День тому
Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada www.youtube.com/@maalchanneltv Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share
MUSTAFE LAACIB HAYAAN QARAAM XUSUUSTII M SALEEBAN TUBEC 2024
Переглядів 598День тому
Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada www.youtube.com/@maalchanneltv Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share
Xog Sira Dagaalkii Laascaanood iyo Cidii ka danbeysay
Переглядів 7 тис.День тому
Fanaan Mahad Ayaanle ayaa Farta ku Fiiqay labo shaqsi sheegayna inay Sabab u ahaayeen Dagaalka Lascaanood
Mako Deegaan Heesta Hiilka Marsada Jabuuti 2024
Переглядів 1,8 тис.День тому
Abwaan Cumar Cawdhiye oo Hees ugu Hiiliyay Marsada Jabuuti
Xogihii udanbeeyey Aqoonisigii jsl oo so Dhaw iyo wafti ka socda Mareykan oo ku sugan
Переглядів 13 тис.14 днів тому
Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada www.youtube.com/@maalchanneltv Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share
FANAANKII TIRADA SOMALIDA HABAARKIYO DAGAALKA KA DHEX HELAY
Переглядів 32 тис.14 днів тому
Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada www.youtube.com/@maalchanneltv Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share
Xogihii udanbeeyey JSL Hub Culus so Bandhigtay iyo Etoobiya oo Garaadadii Amar Siisay
Переглядів 21 тис.14 днів тому
Xogihii udanbeeyey JSL Hub Culus so Bandhigtay iyo Etoobiya oo Garaadadii Amar Siisay
HEESTA BALANBAALIS COOMAADE XUSUUSTII X SAMATER 2024
Переглядів 1,1 тис.14 днів тому
HEESTA BALANBAALIS COOMAADE XUSUUSTII X SAMATER 2024
Qolada wadani Cadowga JSL ayay gacan saar leeyihiin Muusana wuu Tamar beelay
Переглядів 2,6 тис.14 днів тому
Qolada wadani Cadowga JSL ayay gacan saar leeyihiin Muusana wuu Tamar beelay
Nuxurka weedhihii kululaa M Cabdilahi kaga Nixiyey Madaxwayne Biixi iyo Xisbiga Kulmiye
Переглядів 1,9 тис.14 днів тому
Nuxurka weedhihii kululaa M Cabdilahi kaga Nixiyey Madaxwayne Biixi iyo Xisbiga Kulmiye
HEESTA MADHEEDHAALE MUSTAFE LAACIB 2024 XUSUUSTII AHU KULUC
Переглядів 1,5 тис.21 день тому
HEESTA MADHEEDHAALE MUSTAFE LAACIB 2024 XUSUUSTII AHU KULUC
Xogihii udanbeeyey Huwantii laascaanood oo Duleedka Ceerigabo ku tijaabisay Hub Culus
Переглядів 21 тис.21 день тому
Xogihii udanbeeyey Huwantii laascaanood oo Duleedka Ceerigabo ku tijaabisay Hub Culus
JSL oo Markii ugu Horeysay Yeelatay Diyaarado Dagaal
Переглядів 3,4 тис.21 день тому
JSL oo Markii ugu Horeysay Yeelatay Diyaarado Dagaal
Xogihii udanbeeyey Firdhiye iyo Ku xigeenkiisa Dagaalamey iyo Ciidanka Qaranka jsl oo ka Dhex
Переглядів 20 тис.21 день тому
Xogihii udanbeeyey Firdhiye iyo Ku xigeenkiisa Dagaalamey iyo Ciidanka Qaranka jsl oo ka Dhex
Xogihii udanbeeyey Huwantii oo dagaal Safayna lagu qaadayo iyo Lascaanood oo gaajo loogu
Переглядів 20 тис.21 день тому
Xogihii udanbeeyey Huwantii oo dagaal Safayna lagu qaadayo iyo Lascaanood oo gaajo loogu
Xogihii udanbeeyey Sakariye Jakarta iyo Cali Duul duul oo Lagu Dhagan yahay
Переглядів 15 тис.28 днів тому
Xogihii udanbeeyey Sakariye Jakarta iyo Cali Duul duul oo Lagu Dhagan yahay
Xogihii udanbeeyey Arimo kaso Cusbonaadey Dilkii Huwantu ka geysatay Buhoodle
Переглядів 23 тис.Місяць тому
Xogihii udanbeeyey Arimo kaso Cusbonaadey Dilkii Huwantu ka geysatay Buhoodle
Somaliland Hadii Isbedel ka Dhaco Laascaanood way so noqoneysa Ceerigaabana
Переглядів 2,2 тис.Місяць тому
Somaliland Hadii Isbedel ka Dhaco Laascaanood way so noqoneysa Ceerigaabana
Xogihii udanbeeyey Siro Culus Fadeexado huursanaa oo la so faqay
Переглядів 16 тис.Місяць тому
Xogihii udanbeeyey Siro Culus Fadeexado huursanaa oo la so faqay
Jaceyl uu uqabo Dartiis ayuu Sameystay Kabankiisa iyo Alaab kale
Переглядів 4,2 тис.Місяць тому
Jaceyl uu uqabo Dartiis ayuu Sameystay Kabankiisa iyo Alaab kale
Xogihii udanbeeyey Wiil JSL uhindisay Gantaalaha Balastiga Ridada Dheer
Переглядів 25 тис.Місяць тому
Xogihii udanbeeyey Wiil JSL uhindisay Gantaalaha Balastiga Ridada Dheer
Xogihii udanbeeyey Ciidanka Qaranka JSL oo ku gaashaman Hub Casriya ayaa Uruqaansanaya jiida laska
Переглядів 12 тис.Місяць тому
Xogihii udanbeeyey Ciidanka Qaranka JSL oo ku gaashaman Hub Casriya ayaa Uruqaansanaya jiida laska
Abw Arin fadeexad ah kala kulmay Madaxtooyada jsl, Cid gaarana farta ku goday
Переглядів 9 тис.Місяць тому
Abw Arin fadeexad ah kala kulmay Madaxtooyada jsl, Cid gaarana farta ku goday
Xogihii udanbeeyey Fanaanada Farxiya kabayare oo ka yaabtay Quwada Ciidanka qaranka jsl
Переглядів 15 тис.Місяць тому
Xogihii udanbeeyey Fanaanada Farxiya kabayare oo ka yaabtay Quwada Ciidanka qaranka jsl

КОМЕНТАРІ

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 37 хвилин тому

    Colaad bayna gelinayan somali

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 39 хвилин тому

    Walle isaaq waa loo balamey

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur9770 48 хвилин тому

    CIDNA HA KU CAAYI DAMER ADIGA AYAA U DEGRIJIRTEY !!!!!!!!!!!

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur9770 52 хвилини тому

    😊

  • @abdifarah4301
    @abdifarah4301 53 хвилини тому

    Labada nin soo malaha dhuul kaa awdal sii hargeisa iyo burco oromada

  • @abdifarah4301
    @abdifarah4301 Годину тому

    Sakhran awdal gul

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Годину тому

    HA CIYAANE CADOWGU HAYSYKA CIYO MAMULKII MUQDISHO XABAALIHII MAYTIDA KA BAXSAN WAAYEY ACUUDU BILLAAH SUBXANALLAAH SOMALILND SOCOTAYE SALAAMA❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉MAAL TV GEESI QARAN ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @TheGansaipioFriendsShow
    @TheGansaipioFriendsShow Годину тому

    Walee somaliland qofkas taa u soo xayd xaaytey

  • @ismailali4339
    @ismailali4339 Годину тому

    Ninku itaalka waa wasiirka arimaha debeda sxb

  • @yusufaskarkhayre
    @yusufaskarkhayre Годину тому

    Maal tv Abwaan caqaayad Madaxsare Allaahyaxfadakum waa Runtaa dameer ciyay waxba somaliland kama Kama qaadayo wayna guulaysanaysaa somaliland❤😂🎉😢

  • @abdimreali1625
    @abdimreali1625 Годину тому

    Geed madhaba ayuu soo cunay isaaqu hadala doodu waa bilaa xigmad iyo hanjabaad beena

  • @aminamaxamed9995
    @aminamaxamed9995 Годину тому

    Mahad sanid walal 💚💚💚💚💚💚💚💭💭💭💭💭❤❤❤❤❤❤❤💢💢💢💢💢💢💢💢💢💢💢💢💢💢💢💢💢

  • @Deeq-oh8ww
    @Deeq-oh8ww Годину тому

    Waa dlqonoo......doqonina garaad male ..allaw xuusaw yaa garàdvjuu yèla Ayàa horeclo yidhi

  • @patraanahmed5766
    @patraanahmed5766 Годину тому

    😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedjama9604
    @ahmedjama9604 Годину тому

    🇸🇴 🤝 🇩🇯 long live Djibouti from 🇸🇱 Puntland

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 2 години тому

    Hassan shiekh, qud badisi uu dambeysay ee 1 luliyo. MOU somaliland iyo Ethiopia watu gacmaha ka tabtay. Maal TV, xisbigi daba dilif ka uu aha villa somalia ee wadani iyo ismail Omar gele. Maxa tala uu ah manta saxiib.@kenyan born and patriotic somalilander ?!!! 😂

  • @userxmvw031
    @userxmvw031 2 години тому

    Cadawgi odhan somaliland bay uso tafaxaysden kuma macashayan wayku halagsami donan enshallah

  • @bayleolad9953
    @bayleolad9953 2 години тому

    Gadac fariid

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad1311 2 години тому

    MalTv. Masha Allah codkaaga ayaaba cadawga ka araraya adigoonba hadlin. Guul S/land

  • @sulekaahmed294
    @sulekaahmed294 2 години тому

    Filip waa waxbayahay.

  • @halimaosman9462
    @halimaosman9462 2 години тому

    Halugu hubey0 mucaradkedaganiyo ayakagosa

  • @maxamedaxmed8623
    @maxamedaxmed8623 2 години тому

    Aad baan kuu soo salaamayaa soo saaraa maal TV halyeey qaran

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 години тому

    Waa runtaa sacad waxay kaga fidhisatay somalilaan way ku washeen lakiin waa laga cuudin Donna guul somalilaan cadowgeedo hajabo ✊ ❤❤❤❤

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 2 години тому

    kan soo waziirka dibada ma ahayn maxaa kagalay wax gudaha kasocdo? xamar waa afganistan. amisom haday baxdo way raqcayaan

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 2 години тому

    Daandaansi cad oo laa isku qarineeyn Somalilandoow waa kaa kuwii Musa ku eedeeyneyee laascaanod buu dagaal ku qaadey. Car waa kaase Mucaaradku haka hadlo arintan? Iyagaa ku taagersan arimaha Somaliland loogu la dagaalameyaa .

  • @fardowsa6949
    @fardowsa6949 2 години тому

    Kkkkkkkkk waxba ku dhacay wuu wali hadlaya reer xamarkii khal khal Kkkkkkkkk.

  • @shadiaelmi-ke1ru
    @shadiaelmi-ke1ru 2 години тому

    Geesi qaren 🎉

  • @khadijahussanabdi9591
    @khadijahussanabdi9591 2 години тому

    💚💚🎉🤍🤍🎉❤❤❤❤

  • @user-kw9di6lk9t
    @user-kw9di6lk9t 2 години тому

    Dadka shacabka ah reer somalilaan ha la wacyi galiyo war baahinta hala xoojiyo intar nayka dawlada firii ha halaga dhigo

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 2 години тому

    Geesi qaran

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue 2 години тому

    Fiqi waa ciilqabe.walaalkii oo sarkaal faqasha ahaa,ayaa hargeysa ku dhintay.nacas aan wax iloobin weeye.

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 години тому

    Maal TV abwaan Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️ jabuuti 🇩🇯 waxba naga qaadi Mayso waa tay ku jabi lahayd

  • @mahammedshire556
    @mahammedshire556 2 години тому

    Nooloow Maaltv. Cadowga kaga oohi wdlligeed haciyaane caynka awrka ugiija.❤❤❤❤

  • @kaltumjama6989
    @kaltumjama6989 2 години тому

    Somaliland gidhgidhgay ku socotaa!!!

  • @aminahassan4566
    @aminahassan4566 2 години тому

    Wadanku ciidan waa hastaa ee hub cusub ha loo diyaariyo 💪🏾😬🔥

  • @aminahassan4566
    @aminahassan4566 3 години тому

    CID danbe loo Tudhi maayo 💪🏾💥

  • @aminahassan4566
    @aminahassan4566 3 години тому

    Waa Mooryaan Xukun loo Dhiibay He doesn’t know what to do 😂😂😂😂 just swearing Somaliland ayuu ku waashay Yaahuuuuu 😈

  • @Araweelo74
    @Araweelo74 3 години тому

    Maahmaah faransiisa tidhaa safarku socdaalkiisu wataa eyguna wuu ka daba ciyaa. Waa somalilando duushey iyo somalia oo taah tamarteedi noqotey😂😂😂😂😂

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 години тому

    Guul soomaalilaan❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 3 години тому

    Geesi Qaran Noolow

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 3 години тому

    Cadowgan waa in layska Celiyo.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 3 години тому

    Karaash wuxuu lahaa Isaaq maanta waxaanu u Qayb qaybinay Qabiil. Wuxuu yidhi Dawladooda iyo Xisbiyada Dadbaanu ku leenay. Wuxuu yidhi Ceerigaabo maanta in Harti Galo uun bay sugaysaa. Walaahi Karaash Beenbuu sheegayaa. Wadanigan wuu tirsanayaana waa Xisbi Qaran oo Somaliland Difaacaya.

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 години тому

    Fiqi khaniisiintan shaaraca la imaanaya dhaqan xumada muxuu wax uga qaban waayay

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 години тому

    Haatana bisad noogama duwana

  • @omaromaAbdi
    @omaromaAbdi 3 години тому

    gul Djabouti Abo ismail nolo

  • @omaromaAbdi
    @omaromaAbdi 4 години тому

    gul Djabouti Abo ismail nolo

  • @omaromaAbdi
    @omaromaAbdi 4 години тому

    gulmul

  • @user-ff4je1yq3l
    @user-ff4je1yq3l 4 години тому

    DHIDARKII XABALODHAA QURUN WAA UDHAADHIN WAX KADHIN XABASH KII DHAWEEYSTEEY DHIDID QARMUUNKIISA EE DHABTA KU HAAYSTA. UDHADHAMI DHOGORTA CEERIIN DAAFIDUU DHOOBOLEH AADKA DHAXASHAANE DHAANDHAAN ISKA CIYOO DHOOHAN BAATAHAYE CAQLIGU NINKUU KA DHUMOO DHIBICKA WAA DHURWAA CIYAY DHUUMANKARI WAAYAY DUHUR DHARAAREED

  • @mustafaaden-cx8ui
    @mustafaaden-cx8ui 4 години тому

    Caqliga marka uu shaqeeyo , jahliga iyo quraafiyada aynan tala saaran . Awood ayaa dhalata ...Somaliyeey maxaa inoo diiday in aynu caqligeena fuulno ayey su'aasha tahay garano midnimo iyo qaran dhis u dhaqaaqno ayaa lagu gaara in awoodan oo kale aynu dhisano....Viva Djibouti guul guul gacaliye ...in aniga is ciilay Alla iima cadaabo....

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad1311 5 годин тому

    Isaaq Jabuuti iyo xamar ayaa ka maseersan oo lugta hayo laakin wax ka qaadayan ayaa iska yar. اللهم نعوذ بك من عيون الحاسدين والحاقدين والساحرين. أمين يارب العالمين